| |
1-Waxaad sheegtaa Abuu Sufyaan Magaciiisa?
Saqr bin Xarb
2-Waxaad Sheegtaa saxaabigii ay malaa'ikta gacmaha ku salaami jiren?
Cimraan bin Xuseen
3-Waxaad sheegtaa Abubakar Hooyadiis magaceeda?
Umulkhyr
4-Waxaad sheegtaa Cumar hooyadiis magaceed?
Xantama bint Hashim
5-Waxaad sheegtaa Cuthman Hooyadiis magaceed?
Arwa bint Kureys
6-Waxaad sheegtaa Cali hooyadiis magaceeda?
Fatuma bint Aswad
7-Waxaad sheegtaa 5-ta Nebi ee lagu sheegay Qur'aanka inta aysan dhalan?
Muhamed, Yaxye.Isxaq.Yacquub.Cisse
8-Waxaad sheegtaa 2 gabdhood uu dhalay Nebi Luudh?
Zarqata iyo Reta
9-waxaad sheegtaa ruuxii u horeeyay ee yiraahda amaa bacdu ?
Nabi Da'uud CS
10-waxaad sheegtaa saxaabigii ugu horeeyay ee reer makka?
Jaabir BIn Cabdulaah.
11-yay kusoo dagtay suuratul mujaadalah?
khuweylad bint thaclab.
12-waxaad sheegtaa 4 nabi carabta ahaay?
Maxamed, HUud, Salaxa, Shuceyb.
13-waxaad sheegtaa inta dumar ee nuujisay Nabiga?
amina bnt wahab ,,thuweybiyah,,umu ayman ,,,xalimatu sacdiyah
14-waxaad sheegtaa saxaabigii waday maxaabiistii dagaalkii badar?
cabdulaahi ibnu kacab.
15-waxaad sheegta ninkii ceejida ku qabtay nabiga csw?
Cuqbah.
16-waxaad sheegtaa ninkii dilay cuqba?
casmin binu thaabit.
17-waxaad sheegtaa sedexdii qabiil ee nabiga heshiiski la garay ?
qeynu qaac, banii nadiir, bani quraydha.
18-waxaad sheeegtaa ninkii mandheerta saaray nabiga csw?
cuqbah.
19-waxaad sheegtaa ninkii is hortaagay markii la rabay in la dilo cumar
oo islaamay?
caas ibni waliid.
20-waxaad sheegtaa ninkii ugu horeeyay ee gaalada looga dilo dagaalkii
badar?
al aswad bini cabdi asad.
21-waxaad sheegtaa saxaabigii uu jinka dilay?
ascad binu cubaada.
22-waxaad sheegtaa saxaabigii dilay xaarith ibnu cumeyr?
shuruxbiil bin xasan.
23-waxaaad sheegtaa tiridii axaadiisuu wariyay saxiixu buqaari?
7556 axaadis
24-suuratu cimraan imisa xaraf ay ka kooban tahay ?
3481.
25-waxaad sheegtaa cumar tala markuu hayay yuu masar u diray?
caamir ibnu caas
26-waxaad sheegtaa cumar markuu qilafadii yaa oo dhiibay ciidanka?
Abuu Cubeyda camir ibnu jaraax.
27-waxaad sheegtaa ninkii ugu horeeyay ee seeftiisa gasha kala baxa ?
Zubeyr ibnu cawaam.
28-yay kusoo dagtay suuratul Mumtaxina?
Xaadith bin abii Balcata.
29-waxaad sheegtaa magaca nabi ibraahim aabihiis?
Aaazar.
30-waxaad sheegtaa ninkii gacantiisa barkiyay Nabiga CSW?
abuu qutaaada.
31-waxaaad sheegtaa ninkii ugu warqaadka badnaa reer Makka?
Sumeyr ibnu Camar al juhaani.
32-waxaad sheegtaa ninkii arkay rasuulka iyo abuubakar markay u socdeen
makka?
Sureeqa Bin Maalik.
33-waxaad sheegtaa dhaqtarkii ugu horeeyay ee islaamka?
Xaarith bin kulda.
34-waxaad sheegtaa ninkii u horeeyay ee qiblada u tukada?
siciid binu mucaali.
35-waxaad sheegtaa sacaabigii kala garan jiray xalasha iyo xalasha?
Mucaad.
36-waxaad sheegtaa saxbagii uu nabiga sirta ku qarsan jiray?
xudayfa binu yamaama.
37-waxad sheegtaa gabadhii uugu meherka qaalisaneed ?
umu suleym waxay dhashay anas binu maalik.
38-waxaad sheegtaa inta aayaadood ee quranka lagu sheegay?
25
39-waxaad sheegtaaa gabadhi ugu horeesay uu rasuulka dhalo?
umu kalthuum.
40-waxaad sheegtaa ninkii ugu horeeyay ee lagu dilo gaalada da c/lahi
bin urayqa
42-waxaad sheegtaa saxabigii ku soo dhaweeyay maga nabiga CSW?
abuu ayuub al ansari
43-waxaad sheegtaa magaca hashii rasuulka csw?
al quswa.
44-waxaad sheegtaa waardiyihii nabiga csw?
abuu qutaadah.
45-waxaad sheegtaaa ninkii candhuufta ku tufay rasuulka csw?
Ubaya bin khalaf.
46-waxaad sheegtaa ninkii qariyay raadkii rasuulka csw?
Caamir ibnu Faheyd.
47-waxaad sheegtaa ninkii alifay kitabka albidaaye wa nihaaya?
ibnu kasiir.
48-waxaad sheegtaa saxaabigii markuu islaamay dhaqaalaha ka xiray khureysh?
thumama bin athal.
49-waxaad sheegtaa saxabigii rasuulka u ekaa csw?
jacfar bin aabii dhaalib.
50-yay ahaayeen dadkii nabi ciise rumeeyay risaaladii una gargaaray?
Xawaariyiin.
51- waxaad sheegtaa suurad ay 2 sujuud ku jirto?
suuratul xaj.
52-waxaa sheegtaa dagalikii loo yiqiinay dadkii ka noqday diinta islamka
?
xadiiqatul mowd.
53-waxad sheegtaa saxaabigii la dilay intan la dilin ka hor tukaday 2
rakcadood?
khubab bin cadi.
54-waxaad sheegtaa nabigii jaaluut?
Nabi Daud CS.
55-Markay ay diinta bilow aheed meshi ay kulmi jiren rasulka iyo asxabta?
Daarul Arqam.
56-waxaad sheegtaa saxaabigii u malaku jibriil si toos ah ugu yimid?
Duxya al kalbi.
57-waxaad sheegta qofka ugu horeeya ee albabka janada garacayo?
Nabi Muxamed CSW.
58-waxaad sheegtaa saxaabiigi u warqada loogu dhibay boqorkii rumaan ?
Cabdulahi bin Xudayfa.
59-waxaad sheegtaa duulaankii(qaswadi) ugu dambeesay rasuulka csw?
Qaswadii TAbuuk.
60-waxaan sheegtaa sanadka islaamka loo yaqanay sanadkii murugada?
waa sanadkii ay dhinteen khadiija bint khuweylad iyo abu dalib
61-Waxaad sheegtaa tirada axaadiista uu C/laahi Ibnu Maktuum ka wareyey
rasuulka SCW?
Waxa uu ka weriyey 3 xadiis.
62-Waxaad sheegtaa tirada axaadiista Imaam Bukhaari iyo Imaam Muslim ay
ka wariyeen Abii-Daril Qafaariyi?
waxa ay ka wariyeen 281 xadiis.
63-maxaa hanti ah ayuu ka tegay Salaaxudiin Ayuubi?
Salaaxudiin Ayuubi waxa uu ka tegay 47 gabal oo qalin ah, iyo shillin
dahab ah.
64-waxaad sheegta magaca boqorkii Kiristanka ee Salaaxudiin Ayuubi uu
ku dilay gacantiisa?
waxaa boqorkaasi Kiristanka la oran jiray Arnat, waxuuna ka talin jiray
magaalo la yiraahdo Karak.
65-waxaad sheegtaa inta jeer uu lug ku xajiyey Xasan Ibnu-Cali Ibnu-Abii
taalib?
waxa uu xajiyey 20 jeer.
66-waxaad sheegtaa inta jeer uu lug ku xajiyey Xuseen Ibnu-Cali Ibnu-Abii
Taalib?
waxa uu xajiyey 25 jeer.
67-waxaad sheegtaa magaca hooyadii dhashay saxaabigii la oran jiray Khaalid
Ibnu-Waliid?
waxaa la oran jiran Casmaa.
68-waxaad sheegtaa magaca hooyadii dhashay C/laahi Ibnu Maktuub?
waxaa la oran jiray Caatika
69-waxaad sheegtaa sanadkii uu shahiiday saxaabigii la oran jiray Muscab
Ibnu Cumeyr?
waxa uu shahiiday sanadkii 3aad ee hiriyada.
70-waxaad sheegtaa sanadkii uu shahiiday saxaabigii la oran jiray Abuu-Dujaana?
waxa uu shahiiday sanadkii 11aad ee hijriyada.
71-waxaad sheegtaa inta wiil uu dhalay Abuu Bakar Sadiiq magacyadooda?
waxa uu dhalay C/laahi, C/raxmaan iyo muxamed.
72-waxaad sheegtaa inta gabdho ee uu dhalay Abuu Bakar Sadiiq magacyadooda?
waxa uu dhalay Asmaa, Caa’isha, Umal-Kaltuum
73-Waxaad sheegtaa magacii loo aqoon jiray Zenab Bintu-Jaxsha xili-jaahiligii?
waxaa loo aqoon jiray Barrah.
74-Waxaad sheegtaa magacii loo aqoon jiray Juweeriya Bintu Xaarith xili-jaahiligii?
waxaa loo aqoon jiray Barrah.
75-waxaad sheegtaa qofkii ugu horeeyay sino darteed dhagax lagu dilo iyada
oo laga oofinayay xadka Islaamka?
waa Maaciz Binu maalik.
76-waxaad sheegtaa qofkii ugu horreeyay ee tuugonimo gacanta looga jaray
iyada oo laga oofinayo xadka Islaamka?
Alkhiyaar ibnu cadiyi
77-waxaad sheegtaa inta jeer ee nabi Muuse CSW lagu xusay Quraanka dhexdiisa?
131 jeer.
78-waxaad sheegtaa inta ee Mgaca nabigeena SWC lagu sheegay Quraanka dhexdiisa?
4 jeer.
79-waxaad sheegtaa sanadii la waajibiyey xajka?
waxaa lawajibiyey sanadii 6aad ee hijriyada.
80-waxaad sheegtaa sanadii la waajibiyey sakada fidriga ?
waxaa la waajibiyey sanadii 2aad ee hijriyada?
81-waxaad sheegtaa imisa jeer ayaa quraanka
lagu sheegay magaca Al-Qayuum ah ah magaca Alle?
waxaa lagu sheegay 3 jeer. Waxa ayna ku kala jiraan suurdaha Al-Baqra,
Aala Cimraan iyo Daha
82-Waxaad sheegtaa imisa jeer ayaa lagu sheegay magaca qalam?
waxaa lagu sheegay 4 jeer., waxa ayna ku kala jiraan suuradaha Al-Qalam,
Al-Calaq, Al-Luqmaan iyo Aala Cimraan.
83-waxaad sheegtaa tirade inta jeer ee erayga Raxmaan oo ah magaca Alle
lagu sheegay qur’aanka.
waxaa lagu sheegay 169 jeer.
84-waxaad sheegtaa imisa jeer ayaa erayga Al-Ardu lagu sheegay qur’aanka?
waxaa lagu sheegay 228 jeer.
85-waxaad sheegtaa magaca saaxibigii hogaaminayey asxaabtii loo diray
dalka China xiligii uu xukunka islaamka
uhayey Cusmaan Binu Cafaan?
waxa uu ahaa Sacad Ibnu Abii Waqaas.
86-waxaad sheegtaa magaca boqorkii dalka China xukumayey xiligii Cusmaan
Bin cafaan uu ergada u dirayey dalkaasi.
waxa uu ahaa boqorkii Yung Wei
87-waxaad sheegtaa sanadkii uu geeriyooday Nebiga ina-adeerkiisa Cabdulaahi
Bin Cabaas.?
waxa uu ku geeriyooday sanadkii 68aad ee hijriyada.
88-waxaad sheegtaa da’dii uu ku geeriyooday Nebiga Adeerkiisa Cabaas
Ibnu Cabdil Mudalib
waxa uu ku geeriyooday 88 sano.
89-waxaad sheegtaa macagaca wiilkii abii-Lahab ee soo islaamey marka laga
reebo Cutba ?
waa muctab ibnu abii lahab.
90-Waxaad sheegtaa macaga ninkii hore u qabi jiray Saynab Bintu Jaxshin
ka hor inta aanu Nebiga guursanin ?
Waa seyd binu xaarith
91-Waxaad sheegtaa macaga nabiga eedadiisi iyadoo islaamin ee geeryootey?
Meeymuuna bintu cabdil mutalib .
92-Waxaad sheegtaa macaga mid ka mid ah xaasaska rasuulka oo hoydeedi
geryootey ayadoo islaamka qaadan ?
Waa Seynab Bintu Jaxshin hooyadeed .
93-Waxaad sheegtaa Magaca Suuradda uu Ilaahay kaga hadlay malabka .
waaa suuratul Naxl.
94-Waxaad sheegtaa magaca Suuradda uu illaahay ku amray in Ubadka loogu
yeero magaca aabihiisa marka la arabo in loo abtiryo.
Suuratu-Al-Axzaab.
95-Waxaad sheegtaa qofkii ugu horeeyey oo ka mida saxaabada oo yiri anaiga
ma aqaano ayeeyo meel ay wax ku dhaxleyso?
saxaabigaasi waxa uu ahaa Abuu-Bakar.
96-waxaad sheegtaa magaca saxaabigii loo yaqaaney cabdul kacba’
waqtigii jaaahiliyada?
waxaa uu ahaa Abuu bakar sidiiq.
97-waxaad sheegtaa magaca saxaabigii lagu naneesayey faarisil islaam?
waxaa uu ahaa Sacad ibnu abii wagaas \ sacad ibnu maalik.
98-waxaad sheegtaa saxaabiga la yiraahdo ubey ibnu kacab inta xadiis uu
nebiga ka weriyey tiradooda?
waxaa uu nebiga ka weriyey 164 xadiis.
99-waxaad sheegtaa saxaabiga la yiraahdo abuu hureyra inta uu axaadiis
uu nabiga kaweriyey tiradooda?
waxaa uu nabiga kaweriyey 5374 xadiis.
100-waxad sheegtaa sanadkii uu geeryooday imaam abu xaniifa?
waxaa uu geeryoodey sanadkii 150-aad ee hijriyada.
Webka wali Habeyn ayaa ku socoto Naga
raali ahaada !!!!! |
|
|